Dayuurad ku burburtay wadanka Itoobiya iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 18 qof ayaa dhintay, ka dib markii helikobtar uu milateriga Itoobiya leeyahay ay ku burburtay duleedka caasimadda Itoobiya e Addis Ababa, iyadoo Maamuleyaashu ay sheegeen in cidina aysan ka badbaadin shilkaas. Saraakiisha ayaa sheegay in dayaaradaas milateriga ay ka soo duushay magaalada Diri-dhabe ee bariga Itoobiya ayna ku sii jeedday magaalada Addis Ababa markii … Continue reading Dayuurad ku burburtay wadanka Itoobiya iyo dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirro)